Wasiirkii Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda ee Maamulka Puntland Maxamuud Xaaji Saalax ayaa sheegay inuu iska casilay xilkii Wasiirnimo ee Maamulka Puntland.
War qoraal ah uu soo saaray ayuu Maxamuud Xaaji ku macneeyay sababta uu isku casilay inay tahay kadib markii is faham-waa xagga shaqada ah uu kala kulmay Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni. Balse sababta is afgaranwaaga anaan cadeynin Wasiirka