Abdishakur Ali mire oo si wayn uga Carooday N&N kaddib markii uu arkay in Madaxweyne ku xigeenka Galmudug loo wado murashax kasoo jeeda Beesha Celi (Mareexaan).
Abdishakur Ali mire kursiga uu ku fadhiyo ee Xildhibaannima Federalka, waxaa si bareer ah looga dhacay Beesha Celi, Xukuumaddii Abdikirin Guleed.
Xildh Abdishakur Mire wuxuu aaminsan yahay haddii Beesha Celi ku guulaysato M. Kuxigeenka Galmudug inaan la difaaci karin kursigii boolida ahaa. Xildhibaanka oo isu arkayay in lagu maamuusi doono inuu isagu go,aan ka gaaro murashaxa beesha Mareexaan ayaa arrintaas ku guul darraystay.
Xildh Shakuur ayaa wadahadallo hoose la furay UDP (Damuljadid) isagoo u arka inay u noqon karaan gabbaad uu kusii joogi karo kursiga.